Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Khamiis 06.05, saacadda 13.30
| Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona | 4 587 500 (+ 20 500) |
| Tirada laga helay feyruska | 88 078 (+ 280) |
| Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda | 68 (-5) |
| Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka | 32 (-1) |
| Qaybta gargaarka degdegga ah | 27 (+3) |
| Tirada dhimashada | 919 (+1) |
| Feyruska nooca cusub (09.04) | Tirada guud 5 374
Nooca Ingiriiska. 4 521 Nooca Koonfur Afrika. 852 Nooca Baraaziil. 1 |
| Tirada dadka la tallaalay | Qiyaastii 1 804 953 oo qof (06.05). |
Xigasho: THL





