Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Arbaco 09.06, saacadda 14.00
| Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona | 5 167 200 (+ 115 100) |
| Tirada laga helay feyruska | 93 520 (+ 750)
· Khamiis 3.6. waxaa laga helay 143 qof · Jimco 4.6. waxaa laga helay 125 qof · Sabti 5.6 waxaa laga helay 120 qof · Axad 6.6 waxaa laga helay 68 qof · Isniin 7.6 waxaa laga helay 55 qof · Talaada 8.6 waxaa laga helay 113 qof · Arbaco 9.6 waxaa laga helay 126 qof |
| Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda | 39 (-4) |
| Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka | 12 (-10) |
| Qaybta gargaarka degdegga ah | 7 (-7) |
| Tirada dhimashada | 964 (+5) |
| Feyruska nooca cusub (09.06) | Tirada guud 8 393
Nooca Alfa ee Ingiriiska. 6 883 Nooca Beeta ee Koonfur Afrika. 1 367 Nooca Delta ee Hindiga. 141 Nooca Gamma ee Baraaziil. 2 |
| Tirada dadka la tallaalay | Qiyaastii 2, 690 000 (09.06). |
Xigasho: THL




