Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Jimco 07.05, saacadda 13.40
| Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona | 4 615 300 (+ 27 800) |
| Tirada laga helay feyruska | 88 332 (+ 254)
|
| Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda | 72 (+4) |
| Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka | 33(+1) |
| Qaybta gargaarka degdegga ah | 28 (+1) |
| Tirada dhimashada | 922 (+3) |
| Feyruska nooca cusub (09.04) | Tirada guud 5 946
Nooca Ingiriiska. 4 924 Nooca Koonfur Afrika. 1 020 Nooca Baraaziil. 2 |
| Tirada dadka la tallaalay | Qiyaastii 1 869 566 oo qof (07.05). |
Xigasho: THL




