Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 133 xaaladood oo feyruska ah iyo 3 dhimasho cusub ah

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Isniin 26.4 saacadda 12.20)

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 388 700 (+ 30 200)
Tirada laga helay feyruska 85 937 (+ 593)

·       Sabti 24.4 waxaa laga helay 263 qof

·       Axad 25.4 waxaa laga helay 197 qof

·       Isniin 26.4 waxaa laga helay 133 qof

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda       77 (+6)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka        26 (-4)
Qaybta gargaarka degdegga ah       33 (+2)
Tirada dhimashada      906 (+3)
Feyruska nooca cusub Tirada guud                     4 716

Nooca Ingiriiska.             4 022

Nooca Koonfur Afrika.      693

Nooca Baraaziil.                      1

Tirada dadka la tallaalay   Qiyaastii 1 529 600 oo qof (26.04).

Xigasho:THL