(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Khamiis 04.03, saacadda 12.50)
| Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona | 3 407 900(+ 22 400) |
| Tirada laga helay feyruska | 60 200(+ 758)
|
| Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda | 113 (-2) |
| Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka | 93 (-13) |
| Qaybta gargaarka degdegga ah | 39 (+2) |
| Tirada dhimashada | 764 (+5) |
| Feyruska nooca cusub | 1 284 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 1 213 xaaladood ah, iyo 70 ah nooca laga helay K/afrika, iyo hal nooc oo kan Baraaziil ah |
| Tirada dadka la tallaalay | Qiyaastii 425 545 qof (04.03) |
Xigasho: THL





