Xaaladda guud ee Korona iyo Finland oo kooban (565) qof oo feyruska korona qaba iyo 3 dhimasho cusub ah, feyruska nooca cusubna waa 759

(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Khmiis 25.02, saacadda 12.40)

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 3 270 600(+ 31 800)
Tirada laga helay feyruska 55 687 (+ 565)

 

Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda     83 (-3)
Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka      75 (+3)
Qaybta gargaarka degdegga ah     36 (+1)
Tirada dhimashada     740 (+3)
Feyruska nooca cusub 759 feyruska cusub ah, nooca ingiriiska oo 729 xaaladood ah, iyo 29 ah nooca laga helay K/afrika, iyo hal nooc oo kan Baraaziil ah
Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 319 559 qof (25.2)

Xigasho: THL