Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Jimco 21.05, saacadda 12.30
| Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona | 4 851 900 (+ 18 100) |
| Tirada laga helay feyruska | 91 157 (+ 211) |
| Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda | 76 (+4) |
| Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka | 32(-3) |
| Qaybta gargaarka degdegga ah | 28 (+0) |
| Tirada dhimashada | 932 (+3) |
| Feyruska nooca cusub (20.05) | Tirada guud 6 875
Nooca Ingiriiska. 5 639 Nooca Koonfur Afrika. 1 194 Nooca Hindiga. 40 Nooca Baraaziil. 2 |
| Tirada dadka la tallaalay | Qiyaastii 2 234 109 oo qof (21.05). |
Xigasho: THL





