Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Isniin 03.05 saacadda 13.00
| Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona | 4 501 000 (+ 29 500) |
| Tirada laga helay feyruska | 87 345 (+ 537)
· Sabti 01.05 waxaa laga helay 288 qof · Axad 02.05 waxaa laga helay 132 qof · Isniin 03.05 waxaa laga helay 117 qof |
| Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda | 59 (+0) |
| Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka | 33 (-3) |
| Qaybta gargaarka degdegga ah | 28 (-3) |
| Tirada dhimashada | 914 (+1) |
| Feyruska nooca cusub | Tirada guud 5 374
Nooca Ingiriiska. 4 521 Nooca Koonfur Afrika. 852 Nooca Baraaziil. 1 |
| Tirada dadka la tallaalay | Qiyaastii 1 698 107 oo qof (03.05). |
Xigasho: THL





