Ma doonaysaa in aad afka finnishka barato, booqo bogga internetka ee YLE

Sawirka anteenada iyo magca Yle- xuquuqda sawirka SSMV

Waxaa barta internetka ee Yle la soo dhigay barnaamij ka kooban maqal iyo muuqaallo lagu baran karo, laguna horumarin karo aqoonta afka finnishka. Barnaamijkan oo horay u jiray ayaa hadda dib u habayn lagu sameeyo.

Barnaamijka oo lacag la’aan ah ayeey dad badan ka faa’iidaysteen iyagoona ka helay aqoonta aasaasiga ah ee afka finnishka, taas oo ka caawisay la macaamilka bulshada finnishka iyo nolosha shaqada.

Waxaad barnaamijkan ka heli kartaa halkan

SSMV