Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Isniin 31.05 saacadda 13.40
| Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona | 4 993 800 (+ 20 600) | 
| Tirada laga helay feyruska | 92 488 (+ 244)
 · Sabti 29.05 waxaa laga helay 125 qof · Axad 30.05 waxaa laga helay 63 qof · Isniin 31.05 waxaa laga helay 56 qof  | 
| Tirada daryeelka isbitaalllada jaamacadda | 56 (-8) | 
| Tirada daryeelka isbitaalllada xarumaha caafimaadka | 22 (-1) | 
| Qaybta gargaarka degdegga ah | 20 (-4) | 
| Tirada dhimashada | 956 (+8) | 
| Feyruska nooca cusub 31.05 | Tirada guud                     7 624
 Nooca Ingiriiska 6 259 Nooca Koonfur Afrika 1 296 Nooca Hindiga 67 Nooca Baraaziil 2  | 
| Tirada dadka la tallaalay | Qiyaastii 2 456 153 oo qof (31.05). | 
Xigasho:THL




