Dulmar guud oo ku saabsan xaaladda feyruska korona

Hay’adda caafimaadka iyo nololwanaagga ayaa dulmar guud ku sameysay xaaladda guud ee feyruska korona  uu haatan marayo dalkan Finland gudihiisa

tirada illaa iyo haatan la baaray              2 401 900

tirada laga helay feyruska korona               35 137

tirada ka bogsootay feyruska                     26 000

tirada bukaanka daryeelka isbitaalka ku jira      237

tirada bukaanka qaybta gargaarka degdegga ah   29

tirada inta qof ee u dhimatay feyruska korona     546

Xigasho: THL,HS