(Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Jimco 23.04, saacadda 13.00)
| Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona | 4 358 500 (+ 20 500) |
| Tirada laga helay feyruska | 85 344 (+ 267) |
| Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda | 71 (+6) |
| Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka | 30 (+3) |
| Qaybta gargaarka degdegga ah | 31 (-6) |
| Tirada dhimashada | 903 (+1) |
| Feyruska nooca cusub (09.04) | Tirada guud 4 716
Nooca Ingiriiska. 4 022 Nooca Koonfur Afrika. 693 Nooca Baraaziil. 1 |
| Tirada dadka la tallaalay | Qiyaastii 1 474 441 oo qof (23.04). |
Xigasho: THL





