Xaaladda guud ee Korona iyo Finland: 211 xaaladood oo feyruska ah iyo 3 xaaladood oo dhimasho hor leh ah

Warkaan waxaa la cusboonaysiiyay Jimco 21.05, saacadda 12.30

Tirada dadka laga qaaday saamiga baarista korona 4 851 900 (+ 18 100)
Tirada laga helay feyruska 91 157 (+ 211)
Tirada daryeelka isbitaallada jaamacadda 76 (+4)
Tirada daryeelka isbitaallada xarumaha caafimaadka 32(-3)
Qaybta gargaarka degdegga ah   28 (+0)
Tirada dhimashada   932 (+3)
Feyruska nooca cusub (20.05) Tirada guud                     6 875

Nooca Ingiriiska.             5 639

Nooca Koonfur Afrika.   1 194

Nooca Hindiga.                     40

Nooca Baraaziil.                      2

Tirada dadka la tallaalay Qiyaastii 2 234 109 oo qof (21.05).

 

Xigasho: THL