WAR DEG DEGA AH: MURASHAXNIMADA DOORASHADA BAARLAMAANKA FINLAND -2023 EE XILDHIBAAN MP SULDAAN SAID AHMED OO LAGU DHAWAAQAY

Waxaa maanta oo ku beggan 24:ka Oktoobar ee sannadka 2022 (24.10.2022) si rasmi ah loogu dhawaaqay murashaxnimada MP Suldaan Said Ahmed ee Golaha Sharci-dejinta Finland. War rasmi ah oo uu MP Suldaan soo dhigay bartiisa FACEBOOK ayuu ku shaaciyay in uu qayb ka yahay islamarkaasna u sharraxan yahay doorashada baarlamaanka Finland ee dhacaysa sannadka 2023. … Continue reading WAR DEG DEGA AH: MURASHAXNIMADA DOORASHADA BAARLAMAANKA FINLAND -2023 EE XILDHIBAAN MP SULDAAN SAID AHMED OO LAGU DHAWAAQAY